Wednesday, February 5, 2025

HALISTA HEERKA LABAAD Ruben Amorim oo Hogaaminaya Manchester- tii ugu Xumeyd Taariikhda…

0
Manchester United ayaa mar kale guuldaro la kulantay iyada oo Wolves wajahday kulanka Boxing Day Premier League katirsan. Red Devils ayaa ku dhibtooday inay dib u soo nooleyso rajada tababaraha cusub ee Ruben Amorim, iyadoo kooxdu ay haatan hal guul...

Marcus Rashford weli waxaa ku socdo weeraro kaga imaanayo halyeeyadii hore ee Manchester United…

0
Halyeeyga Manchester United, Jaap Stam, ayaa si kulul u weeraray Marcus Rashford oo sheegay inuu diyaar u yahay inuu ka tago Old Trafford. Daaficii hore ee Red Devils ayaa sheegay in weeraryahanka uu qaadayo wado sahlan isagoo isku dayaya inuu...

Guardiola oo amray ciyaartooydiisa arrin waalli ah kadib natiijooyinkii xumaa ee kulamadii ugu danbeeyay

0
Guardiola oo ku amray ciyaartoyda Man City inay habeenka Kirismaska ku seexdaan xarunta tababarka Tababaraha Manchester City, Pep Guardiola, ayaa ku amray ciyaartoydiisa inay habeenka Kirismaska ku qaataan xarunta tababarka Etihad Campus, isagoo doonaya inuu wax ka qabto hoos u...

Florentino Perez Oo U sheegay Xidig Real Madrid Kamid ah Hadii Uu Kooxda Katago...

0
Madaxweynaha Real Madrid, Florentino Perez ayaa u sheegay Marco Asensio inuu ka shallayn doono haddii uu ka tago kooxda. Waa hadalkii madaxweyne Perez yiri ka hor inta uusan xiddiga reer Spain ka tagin Santiago Bernabeu sannadkii hore, sida lagu sheegay...

Ruben Amorim oo sharaxay sababta ka dambeysa isbeddelladiisa joogtada ah ee safka Manchester United.

0
Ruben Amorim ayaa ilaa iyo haatan isticmaalay 24 ciyaartoy oo kala duwan sagaal kulan oo uu macallin u yahay Manchester United, iyadoo isbeddelladiisa joogtada ah ay keeneen dhaleeceyn maadaama Red Devils ay soo bandhigeen natiijooyin liita. Amorim, oo 39 jir...

Liiska Kala Sarreynta Tartanka Ballon d’Or 2025 Oo Lasoo Saaray, Yaa Hogaaminayo?

0
Tartanka loogu jiro Ballon d’Or 2025 ayaa sii kululaanaya iyadoo ciyaartoyda ugu waaweyn Yurub ay soo bandhigayaan qaab ciyaareedkooda ugu fiican tartamada maxalliga iyo kuwa caalamiga ah. Kadib markii Rodri uu ka baxay tartanka sababo la xiriira dhaawac, fursadda...

Khabiirka Bbc Mark Lawrenson oo Saadaaliyay Kulamada Premier League Ee Boxing Day-ga

0
Halyeeyga Liverpool, Mark Lawrenson, ayaa saadaaliyay natiijooyinka kulamada Premier League ee la ciyaarayo Boxing Day iyo Jimcaha. Kulamada Boxing Day waxaa ka mid ah Manchester City oo Etihad Stadium ku soo dhoweynaysa Everton, Chelsea oo Stamford Bridge ku wajahaysa Fulham,...

LA SOCO:- 10 Xiddig Oo Ka Tagi Doona Kooxdooda Premier League Suuqa January.

0
Xilli ay qaar ka mid ah kooxaha premier League ay suuqa January u gali doonaan in ay xoojiyaan kooxda waxa jiri doona xiddigo raadin doona is badal dhinacooda. Iyada oo kaliya 6 dhibcood u dhexaysa kaalinta 5-aad iyo 13-aad suuqa...

Halkan Kala Soco Rashford, Maguire, Pulisic, Nkunku Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala...

0
Waxa ay maalmo yar inaga xigaan furitaanka suuqa kala iibsiga January waxana durba isa soo taraya wararka ku saabsan xiddigaha. Kooxaha ayaa u dadaalaaya sidii ay u dhamaystiri lahaayeen saxiixyo cusub si ay ugu xoojiyaan kooxda qaybta dambe ee xilli...

Arsenal Oo Heshiiskiisa Dhameysay Ciyaaryahan Lala Xiriirinayay Kooxo Waa Weyn, Waa Kuma Ciyaarayahankaas?

0
Weeraryahanka Paris Saint-Germain Randal Kolo Muani ayaa kusii dhawaanaya u dhaqaaqista Arsenal inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga ee Janaayo, sida laga soo xigtay Evening Standard. Laacibka heerka caalami ee dalka France ayaa boos ka waayay kooxda Ligue 1...

Mourinho Oo Shaaciyay War Naxdin Leh Kadib Qaliin Uu Maray, Muxu Yahay Warkaasi?

0
Jose Mourinho ayaa xaqiijiyay inuu maray qaliin fudud, laakiin wuxuu caddeeyay inuusan ka maqnaan doonin hal tababar oo kooxda Fenerbahce ah. Tababaraha reer Portugal, oo 61 jir ah, ayaa lagu soo warramay inuu dibadda Turkiga ugu baxay arrin caafimaad. Si...

Waa Kuma Xidiga uu Ugu Neceb Yahay Arteta Dhamaan Ciyaarayahanada Arsena, Shaaca ayaa Laga...

0
“Waxaan u ciyaaray Arsenal – waa cadahay in Mikel Arteta uusan kalsooni ku qabin hal ciyaaryahan,” ayuu yiri Jermaine Pennant, oo hore ugu ciyaaray kooxda Gunners. Pennant ayaa rumeysan in tababaraha Arsenal, Mikel Arteta, uusan kalsooni ku qabin Raheem Sterling,...