Wednesday, February 5, 2025

Marcus Rashford Oo La Fashiliyay Cida Kula Talisay Inuu Man United Ka Tago, Iyo...

0
Ruben Amorim ayaa si cad u sheegay cidda uu ku eedeynayo fadeexadda Marcus Rashford ee ku saabsan suuqa kala iibsiga Manchester United. Xaaladda Marcus Rashford ee Manchester United ayaa ah mid adag, iyadoo weeraryahanku uu shaaca ka qaaday inuu diyaar...

Khabiirka Suuqa Kala iibsiga Romano oo Shaaca Ka Qaaday Halka Saxiix ee Chelsea Ku...

0
Waxaa jiray hadallo badan oo maalmihii la soo dhaafay ku saabsanaa xiisaha Chelsea ay u qabto in ay wax ka beddesho Janaayo, afka hore ee kooxda. Ciyaartii shalay ee Everton waxaa la arkay kooxda Enzo Maresca oo ku dhibtooneysa goolka...

Heerka Nadaafad Xumo Ee Garoonka Old Trafford Jiirka iyo Wasaqda kale oo Loo Taag...

0
Manchester United ayaa waxay la tacaaleysaa jiir ama dooli si xad dhaaf ah u jooga Old Trafford. Hoos u dhac dhanka nadaafada ah ayaa ka jira garoonka Manchetser United sida warbixino kala.duwan lagu baahiyay. Mail Sport waxa ay fahansan tahay in...

Guuldarradii United Ee Bournemouth oo Hal Ciyaariyahan Eeda Dusha Loo Saaray, “Wuxuu Sameeyay Waa...

0
Michael Owen wuxuu weeraray ciyaaryahan “doqon” ah oo ka tirsan Manchester United kadib guuldaradii 3-0 ee naxdinta lahayd ee  ka soo gaartay Bournemouth. Michael Owen ayaa sheegay in Manchester United aysan ahayn koox wanaagsan kadib markii ay guuldarro 3-0 ah...

Gary Neville oo Sheegay Kooxda Keliya Ee Liverpool Ka Hor Istaagi Karto hanashada Premier...

0
Gary Neville ayaa sheegay in Liverpool hadda yihiin ‘kuwa ugu cadcad’ inay ku guuleystaan horyaalka  Premier League, isagoo Arsenal u arkaya kooxda ugu weyn ee kula tartami doonta. Liverpool ayaa afar dhibcood oo nadiif ah hoggaanka ku heysa horyaalka Premier League...

Vinicius jr Oo Ka Hadlay Goolkii Quruxda Badnaa Mbappe Ka Dhaliyay, Sevilla Miyuu Amaanay?

0
Vinícius Jr. ayaa si diiran uga falceliyay bandhigga cajiibka ah ee Kylian Mbappé uu ka sameeyay guushii Real Madrid ka gaartay Sevilla. Mbappé ayaa si weyn uga dhex muuqday kulankii ay Los Blancos 4-2 uga adkaadeen Sevilla, oo ahaa ciyaartii...

Saddex Kooxood Oo Ku Dagaallamaya Marcus Rashford Xilli Man Utd Albaabada Ufurtay..

0
Wararka ka imanaya talkSPORT ayaa sheegaya in ugu yaraan saddex kooxood oo ka tirsan horyaalka Saudi Pro League ay daneynayaan inay la saxiixdaan Marcus Rashford, oo ka tirsan Manchester United. Milkiilayaasha cusub ee United, shirkadda INEOS, ayaa diyaar u ah...

Man Utd oo Weeraryahan Cajiib Ah Heshay, Arsenal, Liverpool, Chelsea, Barce, Madrid Iyo Wararkii...

0
Manchester United ayaa kula biirtay kooxaha Arsenal iyo Chelsea tartanka loogu jiro saxiixa weeraryahanka RB Leipzig Benjamin Sesko si uu badal ugu noqdo Marcus Rashford. (TBR Football) kooxda reer Spain ee Real Madrid ayaa haatan isha ku haysa kabtanka Liverpool...

DHACDO KALE OO CUSUB Arteta oo Dhibaato Weyn Wajahay Intii Ay Soctay Ciyaartii Arsenal...

0
Arsenal waxaa soo wajahay walaac kale oo cusub, iyadoo Bukayo Saka uu soo gaaray dhaawac kulankii ay la ciyaareen Crystal Palace. Laacibka garabka ka ciyaara ayaa si qurux badan ku bilowday kulanka, isagoo abuuray dhowr fursad oo karoosyo ah, laakiin...

Qabiirka Paul Merson Oo Saadaaliyay Kooxda Ugu Cad-Cad Ku Guulaysiga Premier League.

0
Paul Merson ayaa shaaca ka qaaday kooxda uu jecelyahay in ay ku guulaysato premier League xilli kooxaha Chelsea iyo Arsenal ay baacsanayaan hogaamiyayaasha Liverpool. Kadib bixitaankii Klopp dad badan ayaa filayay in ay Liverpool dhibaatooto xilli ciyaareedkan laakiin Slot ayaa...
Pep-Guardiola

Pep Guardiola oo Wajahayo Xaalad Xun, Xilli in La Ceyriyo Ku Dhawdaya, Maxaa Laga...

0
Dhibaatada Manchester City ayaa sii xoogeysatay markii ay guuldarro kale oo dhaawac ah kala kulantay Aston Villa. Goolasha Jhon Duran iyo Morgan Rogers ayaa meesha ka saaray jawaab soo daahday oo uu bixiyay Phil Foden oo dhaliyay goolka calanka. Kooxda difaacaneysa...

Troy Deeney Oo Kabaha La dulmaray Kooxda Manchester united kadib Guuladaradii Xalay, Muxuu Yiri?

0
Troy Deeney ayaa weeraryahanka Manchester United Marcus Rashford ku calaamadeeyay inuu yahay Flop-kii ugu weynaa 2024, isagoo dhaleeceeyay dabeecadiisa iyo xisaabtan la’aantiisa. Rashford ayaa dhaleeceyn weyn la kulmayay maalmahaan ka dib markii ay soo baxeen warar sheegaya in 27 jirkan...