Saddex Kooxood Oo Ku Dagaallamaya Marcus Rashford Xilli Man Utd Albaabada Ufurtay..
Wararka ka imanaya talkSPORT ayaa sheegaya in ugu yaraan saddex kooxood oo ka tirsan horyaalka Saudi Pro League ay daneynayaan inay la saxiixdaan Marcus Rashford, oo ka tirsan Manchester United.
Milkiilayaasha cusub ee United, shirkadda INEOS, ayaa diyaar u ah...
Man Utd oo Weeraryahan Cajiib Ah Heshay, Arsenal, Liverpool, Chelsea, Barce, Madrid Iyo Wararkii...
Manchester United ayaa kula biirtay kooxaha Arsenal iyo Chelsea tartanka loogu jiro saxiixa weeraryahanka RB Leipzig Benjamin Sesko si uu badal ugu noqdo Marcus Rashford. (TBR Football)
kooxda reer Spain ee Real Madrid ayaa haatan isha ku haysa kabtanka Liverpool...
DHACDO KALE OO CUSUB Arteta oo Dhibaato Weyn Wajahay Intii Ay Soctay Ciyaartii Arsenal...
Arsenal waxaa soo wajahay walaac kale oo cusub, iyadoo Bukayo Saka uu soo gaaray dhaawac kulankii ay la ciyaareen Crystal Palace.
Laacibka garabka ka ciyaara ayaa si qurux badan ku bilowday kulanka, isagoo abuuray dhowr fursad oo karoosyo ah, laakiin...
Qabiirka Paul Merson Oo Saadaaliyay Kooxda Ugu Cad-Cad Ku Guulaysiga Premier League.
Paul Merson ayaa shaaca ka qaaday kooxda uu jecelyahay in ay ku guulaysato premier League xilli kooxaha Chelsea iyo Arsenal ay baacsanayaan hogaamiyayaasha Liverpool.
Kadib bixitaankii Klopp dad badan ayaa filayay in ay Liverpool dhibaatooto xilli ciyaareedkan laakiin Slot ayaa...
Pep Guardiola oo Wajahayo Xaalad Xun, Xilli in La Ceyriyo Ku Dhawdaya, Maxaa Laga...
Dhibaatada Manchester City ayaa sii xoogeysatay markii ay guuldarro kale oo dhaawac ah kala kulantay Aston Villa.
Goolasha Jhon Duran iyo Morgan Rogers ayaa meesha ka saaray jawaab soo daahday oo uu bixiyay Phil Foden oo dhaliyay goolka calanka.
Kooxda difaacaneysa...
Troy Deeney Oo Kabaha La dulmaray Kooxda Manchester united kadib Guuladaradii Xalay, Muxuu Yiri?
Troy Deeney ayaa weeraryahanka Manchester United Marcus Rashford ku calaamadeeyay inuu yahay Flop-kii ugu weynaa 2024, isagoo dhaleeceeyay dabeecadiisa iyo xisaabtan la’aantiisa.
Rashford ayaa dhaleeceyn weyn la kulmayay maalmahaan ka dib markii ay soo baxeen warar sheegaya in 27 jirkan...
Arsenal oo Olmo Heshay, Man Utd, Liverpool, Chelsea, Barce, Madrid Iyo Wararkii Wargeysyada Yurub
Mohamed Salah ayaa heshiis la gaaray Paris Saint-Germain si uu beeca xorta ah ugu biiro xagaaga soo socda ka hor inta uuna badalin go’aankiisa isla markaana uusan aqbalin dalabka Liverpool uu ku sii joogo (Yallakora – Masar)
Kooxaha Arsenal iyo...
Marcus Rashford Oo Daaha Laga Qaaday Inuu Ku Biiriyo Mid Kamid ah Kooxaha Sacuudiga..
Marcus Rashford oo heli kara fursad uu uga tago Man United kadib dalabyo ka yimid kooxaha Sacuudiga.
Marcus Rashford ayaa lagu wadaa inuu ka tago Manchester United mustaqbalka dhow, kaddib markii uu qirtay inuu diyaar u yahay caqabad cusub, iyadoo...
Chelsea ayaa iska iibineyso ciyaaryahanadan marka uu furmo suuqa kala iibsiga..
Tababaraha Chelsea, Enzo Maresca, oo si wanaagsan ku bilowday shaqadiisa Stamford Bridge, ayaa xaqiijiyay in kooxdiisu sameyn doonto isbeddelo bisha Janaayo iyadoo la filayo in ciyaartoy dhowr ah ay ka tagaan kooxda.
Maresca, oo Chelsea ku hoggaamiyay guul 5-1 ah...
DEG DEG: GEERI Gashay Tababare Ka Shaqeeya Premier League Iyo Kooxdiisa oo War Rasmi...
Tababaraha West Ham Julen Lopetegui ayaa dib ugu laabtay Spain si uu uga qeyb galo aaska aabihiis Jose, kaasoo dhintay isagoo 94 jir ah.
Jose Lopetegui waxa uu ahaa horyaal-qaade miisaan leh oo kasoo mmuuqday ciyaaraha gobolka Basque.
Tababaraha Hammers Lopetegui...
Xiddigaha Harry Kane, Van Dijk, Salah Iyo Messi U Codeeyeen Xafladii The Best.
Kabtanada xulalka ayaa ka qayb qaatay codaynta abaalmarinta The Best oo la bixiyay Xalay.
Xiddiga Real Madrid ee Vini JR ayaa ku guulaystay abaalmarinta xiddiga ugu fiican adduunka ee The Best.
Waxa haatan la shaaciyay kabtanada ugu caansan xulalkooda iyo cida...
Shaxdii Ugu Fiican Adduunka Sanadka 2024 Oo La Soo Saaray…
Xidhiidhka kubada cagta adduunka ee FIFA ayaa Soo Saaray shaxda ugu fiican adduunka sanadka 2024.
FIFA ayaa Soo xulatay 11-kii xiddig ee ugu fiicanaa sanadkan lagu jiro.
Xiddigaha ku Soo baxay shaxda waxa lagu Soo xushay qaab ciyaareedkii ay ku Soo...