Tuesday, April 15, 2025

Two questions to answer after Man City massacre and Guardiola remains astonished

0
Manchester City have conceded 16 goals in their last five official matches, and Guardiola's team is struggling defensively and with key players. Tottenham visited the Etihad Stadium and scored two goals in the first 20 minutes, with James Maddison scoring...

ALLA MAXAY SAMEYSAY UTD Amorim oo Garaacay Man City Kulan Comeback Cajiib AhbAy Sameysay...

0
Manchester City ayaa kusoo dhaweysay Manchester United garoonka Etihad kulan katirsan todobaadka 16aad ee Premier League. Manchester City oo dhibane u aheyd guuldarrooyin xiriir ah 10kii kulan ee ugu dambeysay, waxay hogaanka u qabteen kulanka Derby-ga ah qeybta hore ee...
Ruben Amorim

Cunto Laguma Cuni Karo!! Ruben Amorim oo Sharciyo Cusub oo Ka Xanaajiyay Ciyaartooydiisa Kusoo...

0
Ruben Amorim ayaa ku soo rogay qolka labiska Manchester United xeer adag taas oo qayb ka ah talaabooyinkiisa cusub ee anshaxa kooxda. MAXAA DHACAY? Ka dib markii uu la wareegay shaqadii laga ceyriyay Erik ten Hag, Amorim wax waqti ah kuma...
Ruben Amorim

Ruben Amorim oo Gacanta Ku Dhigay Daafac Adag oo Ka Ciyaara Premier League

0
Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay dib u soo celisay xiisihii ay u qabeen daafaca Crystal Palace ee Marc Guehi ka hor inta uusan furmin suuqa kala iibsiga ee Janaayo Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka England ayaa lala xiriirinayay...

Faah-Faahinta Heshiiska Salah U Saxiixayo Liverpool Oo La Ogaaday.

0
Kooxda Liverpool ayaa ku sii dhawaanaysa in ay heshiis cusub ka saxiixato xiddiga ugu Muhiimsan kooxda ee Salah. Salah ayaa ku jira bilihii ugu dambeeyay ee heshiiskiisa kooxda Liverpool walina heshiis cusub uma saxiixin kooxda. Xiddiga ayaa dhawr mar sheegay in...

CHAMPIONS!! Atalanta Oo Ku Guuleysatay Europa League & Rikoodhkii Leverkusen Oo Oohin Kusoo Dhamaaday

0
Kooxda kubadda cagta Atalanta ayaa ku guuleysatay koobka Europa League oo ay ku garaacday Bayer Leverkusen oo laga jabiyey rikoodhkii guul-darro la’aanta ahaa ee ay xilli-ciyaareedkan oo dhan kusoo jirtay. Weeraryahanka reer Nigeria ee Lookmann ayaa dhaliyey saddex gool oo...

Warbixin: Real Madrid Iyo Abbott oo Ku Heshiiyay Iney Kawada Shaqeynayaan Caafimaadka Iyo Nafaqeynta...

0
Wadashaqeyntu waxay ka koobnaan doontaa waxbarashada, ciyaaraha iyo hawlaha daryeelka bulshada ee lagu taageerayo carruurta halista ku jirta ee dalalka 80, iyo sidoo kale taageerada nafaqeynta ee kooxihii ugu horreeyay ee ragga iyo dumarka iyo Akadeemiyada iyo hal-abuurka cusub...

Barcelona Eliminated From Two Competitions Following Loss to Paris Saint-Germain

0
Barcelona was eliminated from two competitions in one night after losing to Paris Saint-Germain last night. It has been a bad season for Barcelona, but they thought they were going to reach the semi-finals of the Champions League. Last week, Xavi’s...

Taylor Swift, the true Super Bowl MVP

0
The Super Bowl final between the Chiefs and the 49ers not only showcased a thrilling sports spectacle but also transformed the stands into a star-studded gathering of celebrities, with Taylor Swift reigning as the queen of the night. While...