Mohamed Salah Rikoor Noocee Ah Ayuu Jebin Doonaa Caawa Haduu uu Soo Taabto Shabaqa...
Xiddiga Liverpool, Mohamed Salah, ayaa isha ku haya inuu sii wado qaab ciyaareedkiisa heerka sare kulanka ay kooxdiisu wajaheyso West Ham Axadda. Kulankan ayaa ka dhacaya London Stadium.
Salah ayaa qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay xilli ciyaareedkan, isagoo kooxdiisa...
Guardiola Sheegay inuu qaadi karo Premier League, Waxaan Sameyn doonaa qaabkan si aan u...
Tababaraha Manchester City, Pep Guardiola, ayaa ballan qaaday inuusan marnaba ka quusan doonin siduu xaalad wanaagsan ugu soo celin lahaa kooxda.
Tababaraha reer Spain ayaa ka hadlayay ka hor kulanka Premier League ee ay kooxdiisu booqanayso Leicester City, isagoo muujiyay sida ay...
“Waa Gacan-ku-dhiigle dhoola-caddeeya” Rashford Asaga Ayaa Nacsiiyay Kooxda Manchester United…
Marcus Rashford Oo Aan Lagu Qasbin Inuu Ka Tago Manchester United, Sida Uu Sheegay Andy Mitten.
Marcus Rashford, xiddiga weerarka Manchester United, ayaa la sheegay in uusan ku wajahneyn inuu kooxda kaga tago sababo la xiriira dhimista mushahaarka, sida uu...
Real Madrid oo isku diyaarisay saxiixa mid kamid ah xidigaha qadka dhexe ugu muhiimsan...
Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara kooxda Liverpool iyo xulka qaranka Argentine ee Alexis Mac Allister ayaa soo jiitay indhaha kooxda Real Madrid kadib markii uu soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah.
Laacibka, oo ka mid ah shaqsiyaadka waa weyn ee...
HALIS CUSUB: Tababaraha Man City oo Dajiyay Qorshe Arsenal uu Kaga Reebayo Tartanka Premier...
Manchester City ayaa diyaar u ah inay bixiso 50 milyan ginni oo lagu burburin karo saxiixa riyada Arsenal Martin Zubimendi, sida ay wararku sheegayaan.
Gunners ayaa muddo dheer lala xiriirinayay 25 jirka khadka dhexe, kaasoo u ciyaara kooxda Real Sociedad...
Cristiano Ronaldo Oo Sheegay In Ballon D’Or-ka Sanadkan Cadaalad Daro Lagu Bixiyay, Waxaa Mudnaa...
Halyeyga Real Madrid iyo gooldhaliyaha ugu sarreeya taariikhda kooxda, Cristiano Ronaldo, ayaa sheegay in Vinicius Júnior uu u qalmay inuu ku guuleysto abaalmarinta caalamiga ah ee Ballon d’Or, halkii uu ku guuleysan lahaa kubbad-sameeyaha xulka Spain iyo Manchester City,...
Xidig Caan Ah Oo Sabab Layaab Leh Ugu Tagayo Naadiga Barcelona, Maxey Tahay Sababta?
Mid ka mid ah arrimaha ugu adag ee Barcelona ay haatan wajahayso waa xaaladda qandaraaska Frenkie de Jong. Khadka dhexe ee reer Netherlands ayaa horay u diiday fursadda uu ku cusbooneysiin lahaa qandaraaskiisa, kaas oo ku eg dhamaadka xilli...
Arsenal Wey Heshay, Man Utd, Liverpool, Chelsea, Barcelona, Madrid Iyo Wararkii Wargeysyada Yurub
Daafaca bidix ee Bayern Munich Alphonso Davies ayaa u furan inuu beeca xorta ah ugu biiro koox Premier League ah xagaagan. Arsenal iyo Liverpool ayaa ku dagaalamaya saxiixiisa, iyadoo Manchester United ay sidoo kale isha ku heyso horumarkiisa. (TBR Football)
Daafaca dhexe...
Saadaashii Cristiano Ronaldo Sagaal Sano kahor Oo Hada Soo Baxday, Waa Kuma Ciyaaryahankan?
Cristiano Ronaldo ayaa u tilmaamay Martin Odegaard inuu noqon doono ciyaaryahan heer caalami ah saadaashaas uu u rumowday tan iyo markii uu ku biiray Arsenal.
26-jirka reer Norway wuxuu kasoo qalin jabiyay nidaamka dhalinyarada ee Stromsgodset 2013, ka hor inta...
Xidigii Hore Man United Gary Neville Oo Magacaabay Xiddiga Ugu Halista Badan Arsenal
Gary Neville Oo Magacaabay Xiddiga ugu Halista badan Iyo Ciyaaryahanka Ugu Fiican Arsenal.
Halyeeyga Manchester United, Gary Neville, ayaa sheegay in weeraryahanka reer Brazil ee Gabriel Martinelli uu yahay ciyaaryahanka ugu halista badan ee kooxda Arsenal Xilli ciyaareedkaan.
Tani waxay timid...
NAXDIN Cole Palmer Oo Kaftanka Ka Xiray Taageerayaasha Chelsea Kadib War Naxdin Leh Oo...
Xiddiga Chelsea, Cole Palmer, ayaa si cad u sheegay in kooxdiisu aysan hadda isku arkin kuwo u tartamaya hanashada horyaalka Premier League. Waxa uu sidaas ku sheegay waraysi uu siiyey warbaahinta, isagoo hoosta ka xarriiqay in xilli-ciyaareedkan uu yahay kii...
Guardiola Oo Afka Furtay Cid Ceyn Kartaa Ma Jirto Waa Sababta aan Horyaalka Ugu……
Tababaraha Manchester City, Pep Guardiola, ayaa taageero buuxda u muujiyay weeraryahankiisa Erling Haaland, isagoo ka jawaabayay dhaleeceynta dhowaanahan loo jeediyay ciyaaryahanka reer Norway. Guardiola ayaa si cad u sheegay in Haaland uu yahay xubin muhiim ah oo aan laga...