Troy Deeney Oo Kabaha La dulmaray Kooxda Manchester united kadib Guuladaradii Xalay, Muxuu Yiri?
Troy Deeney ayaa weeraryahanka Manchester United Marcus Rashford ku calaamadeeyay inuu yahay Flop-kii ugu weynaa 2024, isagoo dhaleeceeyay dabeecadiisa iyo xisaabtan la’aantiisa.
Rashford ayaa dhaleeceyn weyn la kulmayay maalmahaan ka dib markii ay soo baxeen warar sheegaya in 27 jirkan...
Arsenal oo Olmo Heshay, Man Utd, Liverpool, Chelsea, Barce, Madrid Iyo Wararkii Wargeysyada Yurub
Mohamed Salah ayaa heshiis la gaaray Paris Saint-Germain si uu beeca xorta ah ugu biiro xagaaga soo socda ka hor inta uuna badalin go’aankiisa isla markaana uusan aqbalin dalabka Liverpool uu ku sii joogo (Yallakora – Masar)
Kooxaha Arsenal iyo...
Marcus Rashford Oo Daaha Laga Qaaday Inuu Ku Biiriyo Mid Kamid ah Kooxaha Sacuudiga..
Marcus Rashford oo heli kara fursad uu uga tago Man United kadib dalabyo ka yimid kooxaha Sacuudiga.
Marcus Rashford ayaa lagu wadaa inuu ka tago Manchester United mustaqbalka dhow, kaddib markii uu qirtay inuu diyaar u yahay caqabad cusub, iyadoo...
Chelsea ayaa iska iibineyso ciyaaryahanadan marka uu furmo suuqa kala iibsiga..
Tababaraha Chelsea, Enzo Maresca, oo si wanaagsan ku bilowday shaqadiisa Stamford Bridge, ayaa xaqiijiyay in kooxdiisu sameyn doonto isbeddelo bisha Janaayo iyadoo la filayo in ciyaartoy dhowr ah ay ka tagaan kooxda.
Maresca, oo Chelsea ku hoggaamiyay guul 5-1 ah...
Vinicius JR Oo Shaaca Ka Qaaday Kooxda uu Ku Biirayo Hadii Uu Ka Tagayo...
Xiddiga kooxda Real Madrid ee Vinicius Jr ayaa kooxda Flamengo ka dhigay kooxda Kaliya Ee uu ku biiri doono hadii uu Ka tago Real Madrid.
Vini JR ayaa ku jira qaab ciyaareed fiican tan ilaa markii uu kaga Soo biiray...
Fariintii Martin Ødegaard oo la Kashifay Ka Hor Kulankii Crystal Palace.
Gabriel Jesus ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed heer sare ah habeenkii Arbacada, isagoo Arsenal u horseeday guul weyn oo 3-1 ah oo ay ka gaareen Crystal Palace, kulankii Carabao Cup-ka. Saddexleey uu dhaliyay Jesus ayaa Arsenal ka caawisay inay...
Enzo Maresca Oo Ka Hadlay Xiddigii Daroogada Lagu Helay
Enzo Maresca ayaa shaaca ka qaaday in ciyaartoyda Chelsea ay ku noqotay lama filaan iyo murugo markii ay maqleen natiijada tijaabada daroogada ee uu ku guuldareystay Mykhailo Mudryk.
Mudryk ayaa haatan aan tababaran karin ama ciyaari karin kadib markii tijaabo...
Luis Diaz Mustaqbalkiisa Oo Mugdi Ku Jira, Maxeey tahay Sababta”?
Kooxda kubada Cagta Liverpool Oo Wajahaysa Suurtogalnimada Inay Lumiso Xiddigooda Luis Diaz Sababo La Xiriira Xeerarka Dhaqaalaha Ciyaaraha (FFP).
Kooxda Liverpool iyo mulkiilayaasheeda Fenway Sports Group (FSG) ayaa lagu soo waramayaa inay diideen inay heshiis cusub u soo bandhigaan xiddigooda...
Ciyaaryahayn Kieran Tierney oo ku jira maalmihiisii ugu dambeeyay iyo Macalin Arteta oo Bilaabay..
Daafaca dambeedka bidix ee Scotland, oo dhawaan ku soo laabtay garoomada ka dib lix bilood oo sababo la xiriira dhaawac muruqa ah uu la maqnaa, waxaa lagu wadaa inuu ka tago kooxda suuqa jiilaalka ee soo socda.
Inkastoo uu kusoo...
Paul Pogba walaalkiis oo lagu xukumay saddex sano
Paul Pogba walaalkii Mathias ayaa lagu xukumay saddex sano oo xarig ah ka dib markii lagu helay dambi ah inuu isku dayay inuu lacago baad ah qaato.
Mathias ayaa ka mid ah lix nin oo lagu xukumay xabsi u dhexeeya...
DEG DEG: GEERI Gashay Tababare Ka Shaqeeya Premier League Iyo Kooxdiisa oo War Rasmi...
Tababaraha West Ham Julen Lopetegui ayaa dib ugu laabtay Spain si uu uga qeyb galo aaska aabihiis Jose, kaasoo dhintay isagoo 94 jir ah.
Jose Lopetegui waxa uu ahaa horyaal-qaade miisaan leh oo kasoo mmuuqday ciyaaraha gobolka Basque.
Tababaraha Hammers Lopetegui...
Xiddigaha Harry Kane, Van Dijk, Salah Iyo Messi U Codeeyeen Xafladii The Best.
Kabtanada xulalka ayaa ka qayb qaatay codaynta abaalmarinta The Best oo la bixiyay Xalay.
Xiddiga Real Madrid ee Vini JR ayaa ku guulaystay abaalmarinta xiddiga ugu fiican adduunka ee The Best.
Waxa haatan la shaaciyay kabtanada ugu caansan xulalkooda iyo cida...