Shaxda Caawa Iskaga Hor Imaan Karaan Arsenal iyo Man United
Kooxaha Man United iyo Arsenal ayaa isaga hor iman doona kulan adag oo ka tirsan premier League.
United ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo doonaya in ay sii wadaan wacdaraha ay dhigayaan tan ilaa markii uu Amorim noqday tababaraha cusub...
Bukayo Saka Vs Man United: Rikoodh Sidee ah Ayaa u Yaalo Saka Dhanka Man...
Tababaraha Manchester United Ruben Amorim ayaa isku dayi doona in uu sii wado rekoodhka guuldaro la’aanta marka ay kooxdiisu u safarto London si ay ula ciyaaraan Arsenal kulan ka tirsan Premier League.
Arsenal ayaa kulanka soo galaysa saddex guul oo...
What Jude Bellingham said to referee in X-rated rant to earn himself a red...
Referee Gil Manzano not only infuriated Real Madrid by disallowing their comeback goal, but also by sending off Bellingham with a straight red card for protesting.
The Englishman, scorer of the goal, couldn’t believe what had just happened and approached...
How much money did Drake made from his bet of the Chiefs?
The Drake curse appears to have been shattered as the rapper placed a $1.5 million bet on Kansas, and the Chiefs emerged victorious in impressive fashion.
The team exudes the potential of a dynasty, especially with Patrick Mahomes leading the...
The Saudi team is interested on Lewandowski and offered 40 million euros to Barcelona.
The media pointed out that a Saudi team offered Lewandowski 40 million euros, but Barcelona currently has no intention to sell him because they sold a number of offensive players this summer, including Dembele and Fati, who is about...
Luiz Enrique: PSG is not afraid of entering the death group, other teams are...
On September 2, Paris Saint-Germain coach Enrique attended the pre-match press conference against Lyon in the fourth round of Ligue 1. He talked about new aid this summer, the Champions League draw to the death group, preparations for the...
Taageero Manchester City ah oo loo xiray aflagaadooyin aay u geysteen xidigaha Liverpool
Wiil 19 jir ah taageero u ah Manchester City ayaa xabsi loogu taxaabay hees aflagaado ah uu ka qaaday ciyaar dhex mareysay Liverpool iyo Man city garoonka Anfield, waxaa kaloo lagu raad joogaa 8 nin oo kale oo ayagana...
Ruben Amorim Muxuusan Jecleyn uu Taageeraha Man utd Ka codsaday iney ka daayaan?!
Tababaraha cusub ee Manchester united ayaa durbo ka helay jaceyl iyo soo dhaweyn taageerayaasha Manchester united balse Ruben Amorim ayaa sheegay inuusan marnaba jecleysan heeska aay u qaadaan taageerayaasha Manchester united.
Ruben Amorim ayaa guulo kula bilowday waayihiisa naadiga Manchester...
Raphinha ayaa si kulul u canaantay ciyaartoyda Barcelona kadib guuldarradii ay kala kulmeen Las...
Xiddiga Barcelona, Raphinha, ayaa si kulul u dhaleeceeyay kooxdiisa ka dib guuldaradii 2-1 ee ay kala kulmeen Las Palmas galabta.
Raphinha ayaa sheegay in goolkiisa uu muujinayay in Barcelona ay ku ciyaareyso si wanaagsan, laakiin taas ma aysan dhicin.
Kooxda martida...
Courtois oo Sheegay Halka Xiddig Liverpool ee Caawa Shabaqiisa Gaari Kara, Waa kuma?
Goolhayaha Real Madrid, Thibaut Courtois, ayaa amaanay weeraryahanka Liverpool, Mohamed Salah, ka hor kulanka UEFA Champions League ee goordhaw la ciyaari doonaan kooxda Reds.
Courtois, oo hore u matalayay Chelsea iyo Atletico Madrid, ayaa ka jawaabay su'aal ku saabsan xiddiga...
Barcelona ayaa guuldareysatay inkastoo ay hogaanka ku hayeen laba gool ilaa shanta daqiiqo ee...
Barcelona ayaa burburtay kadib markii ay 10 ciyaaryahan noqdeen, iyagoo laga soo celiyay laba gool oo ay hogaanka ku hayeen.
Inkastoo ay soo bandhigeen qaab ciyaareed cajiib ah oo uu si weyn uga muuqday Raphinha, waxay ku dhammaadeen barbaro 2-2...
Dhibaatada Haaysato Man City Kadib Guuldaradii Caawa Kala Kulmeen Totenham
Manchester City ayaa laga dhaliyay 16 gool shantii kulan ee ugu dambeysay tartamada oo dhan, taasoo muujinaysa dhibaatooyinka difaaca iyo khadka dhexe ee kooxda Guardiola.
Tottenham, oo marti ku ahayd Etihad Stadium, ayaa laba gool dhalisay 20kii daqiiqo ee ugu...