Sunday, February 23, 2025

Manchester United considering other options, as they cannot afford to lose on this talented...

0
The prospect of a transfer never seems brighter for Manchester United on the second day of the new season as Viktor Gyökeres's replacement is announced instead. The English club is considering other options, as they cannot afford to lose on...

BREAKING: Manchester City Concludes Personal Agreement with Amazing Striker.

0
Manchester City have agreed on personal terms with Abdul Rahman Setif. The Egyptian has expressed his intentions of playing at City, with Eintracht Frankfurt currently negotiating the deal on official terms. According to insider sources, Manchester City stand willing to...

BREAKING NEWS: Latest Updates on the Transfer Market and European Newspapers

0
Alejandro Garnacho has reportedly been frustrated with the ongoing situation at Manchester United under Ruben Amorim and is now open to leaving, with Atletico Madrid including him on their transfer list. (TBR Football) Juventus midfielder Douglas Luiz is attracting the...

Real Madrid oo isku diyaarisay saxiixa mid kamid ah xidigaha qadka dhexe ugu muhiimsan...

0
Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara kooxda Liverpool iyo xulka qaranka Argentine ee Alexis Mac Allister ayaa soo jiitay indhaha kooxda Real Madrid kadib markii uu soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah. Laacibka, oo ka mid ah shaqsiyaadka waa weyn ee...

Arsenal Wey Heshay, Man Utd, Liverpool, Chelsea, Barcelona, Madrid Iyo Wararkii Wargeysyada Yurub

0
Daafaca bidix ee Bayern Munich Alphonso Davies ayaa u furan inuu beeca xorta ah ugu biiro koox  Premier League ah xagaagan. Arsenal iyo Liverpool ayaa ku dagaalamaya saxiixiisa, iyadoo Manchester United ay sidoo kale isha ku heyso horumarkiisa. (TBR Football) Daafaca dhexe...

Liiska Kala Sarreynta Tartanka Ballon d’Or 2025 Oo Lasoo Saaray, Yaa Hogaaminayo?

0
Tartanka loogu jiro Ballon d’Or 2025 ayaa sii kululaanaya iyadoo ciyaartoyda ugu waaweyn Yurub ay soo bandhigayaan qaab ciyaareedkooda ugu fiican tartamada maxalliga iyo kuwa caalamiga ah. Kadib markii Rodri uu ka baxay tartanka sababo la xiriira dhaawac, fursadda...

Khabiirka Bbc Mark Lawrenson oo Saadaaliyay Kulamada Premier League Ee Boxing Day-ga

0
Halyeeyga Liverpool, Mark Lawrenson, ayaa saadaaliyay natiijooyinka kulamada Premier League ee la ciyaarayo Boxing Day iyo Jimcaha. Kulamada Boxing Day waxaa ka mid ah Manchester City oo Etihad Stadium ku soo dhoweynaysa Everton, Chelsea oo Stamford Bridge ku wajahaysa Fulham,...

LA SOCO:- 10 Xiddig Oo Ka Tagi Doona Kooxdooda Premier League Suuqa January.

0
Xilli ay qaar ka mid ah kooxaha premier League ay suuqa January u gali doonaan in ay xoojiyaan kooxda waxa jiri doona xiddigo raadin doona is badal dhinacooda. Iyada oo kaliya 6 dhibcood u dhexaysa kaalinta 5-aad iyo 13-aad suuqa...

Halkan Kala Soco Rashford, Maguire, Pulisic, Nkunku Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala...

0
Waxa ay maalmo yar inaga xigaan furitaanka suuqa kala iibsiga January waxana durba isa soo taraya wararka ku saabsan xiddigaha. Kooxaha ayaa u dadaalaaya sidii ay u dhamaystiri lahaayeen saxiixyo cusub si ay ugu xoojiyaan kooxda qaybta dambe ee xilli...

Arsenal Oo Heshiiskiisa Dhameysay Ciyaaryahan Lala Xiriirinayay Kooxo Waa Weyn, Waa Kuma Ciyaarayahankaas?

0
Weeraryahanka Paris Saint-Germain Randal Kolo Muani ayaa kusii dhawaanaya u dhaqaaqista Arsenal inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga ee Janaayo, sida laga soo xigtay Evening Standard. Laacibka heerka caalami ee dalka France ayaa boos ka waayay kooxda Ligue 1...

Mourinho Oo Shaaciyay War Naxdin Leh Kadib Qaliin Uu Maray, Muxu Yahay Warkaasi?

0
Jose Mourinho ayaa xaqiijiyay inuu maray qaliin fudud, laakiin wuxuu caddeeyay inuusan ka maqnaan doonin hal tababar oo kooxda Fenerbahce ah. Tababaraha reer Portugal, oo 61 jir ah, ayaa lagu soo warramay inuu dibadda Turkiga ugu baxay arrin caafimaad. Si...

Waa Kuma Xidiga uu Ugu Neceb Yahay Arteta Dhamaan Ciyaarayahanada Arsena, Shaaca ayaa Laga...

0
“Waxaan u ciyaaray Arsenal – waa cadahay in Mikel Arteta uusan kalsooni ku qabin hal ciyaaryahan,” ayuu yiri Jermaine Pennant, oo hore ugu ciyaaray kooxda Gunners. Pennant ayaa rumeysan in tababaraha Arsenal, Mikel Arteta, uusan kalsooni ku qabin Raheem Sterling,...