Sunday, February 23, 2025

Chelsea ayaa iska iibineyso ciyaaryahanadan marka uu furmo suuqa kala iibsiga..

0
Tababaraha Chelsea, Enzo Maresca, oo si wanaagsan ku bilowday shaqadiisa Stamford Bridge, ayaa xaqiijiyay in kooxdiisu sameyn doonto isbeddelo bisha Janaayo iyadoo la filayo in ciyaartoy dhowr ah ay ka tagaan kooxda. Maresca, oo Chelsea ku hoggaamiyay guul 5-1 ah...

Vinicius JR Oo Shaaca Ka Qaaday Kooxda uu Ku Biirayo Hadii Uu Ka Tagayo...

0
Xiddiga kooxda Real Madrid ee Vinicius Jr ayaa kooxda Flamengo ka dhigay kooxda Kaliya Ee uu ku biiri doono hadii uu Ka tago Real Madrid. Vini JR ayaa ku jira qaab ciyaareed fiican tan ilaa markii uu kaga Soo biiray...

DEG DEG: GEERI Gashay Tababare Ka Shaqeeya Premier League Iyo Kooxdiisa oo War Rasmi...

0
Tababaraha West Ham Julen Lopetegui ayaa dib ugu laabtay Spain si uu uga qeyb galo aaska aabihiis Jose, kaasoo dhintay isagoo 94 jir ah. Jose Lopetegui waxa uu ahaa horyaal-qaade miisaan leh oo kasoo mmuuqday ciyaaraha gobolka Basque. Tababaraha Hammers Lopetegui...

Xiddigaha Harry Kane, Van Dijk, Salah Iyo Messi U Codeeyeen Xafladii The Best.

0
Kabtanada xulalka ayaa ka qayb qaatay codaynta abaalmarinta The Best oo la bixiyay Xalay. Xiddiga Real Madrid ee Vini JR ayaa ku guulaystay abaalmarinta xiddiga ugu fiican adduunka ee The Best. Waxa haatan la shaaciyay kabtanada ugu caansan xulalkooda iyo cida...

Shaxdii Ugu Fiican Adduunka Sanadka 2024 Oo La Soo Saaray…

0
Xidhiidhka kubada cagta adduunka ee FIFA ayaa Soo Saaray shaxda ugu fiican adduunka sanadka 2024. FIFA ayaa Soo xulatay 11-kii xiddig ee ugu fiicanaa sanadkan lagu jiro. Xiddigaha ku Soo baxay shaxda waxa lagu Soo xushay qaab ciyaareedkii ay ku Soo...
Arne Slot

Official: Arne Slot Banned from Liverpool – How Many Matches Will He Miss?

0
Arne Slot will receive a one-match ban after receiving his third yellow card of the season during tonight's match where Liverpool drew 2-2 with Fulham. The Liverpool manager had previously received two yellow cards in matches against Chelsea and Arsenal...
Pep Guardiola

Disaster, Poor Food, and Thoughts – Pep Guardiola Faces a Critical Situation Before the...

0
For the first time in years, City is playing the Manchester derby while being in even more turmoil than Manchester United. City has been struggling, with only one win recorded in the last 10 matches across all competitions. The defeat against...

What Was Mikel Arteta’s Mistake Tonight? Arsenal Needs an Explanation for What Happened in...

0
Mikel Arteta's decision to substitute Martin Odegaard highlighted his lack of experience in the goalless draw against Everton, as stated by Tim Sherwood. Speaking on Sky Sports after the match analysis, Sherwood reacted to Arteta's decision to take his captain...

China Sentences a Famous Star Who Played in the Premier League to 20 Years...

0
A court in China has sentenced former Everton player and coach of the Chinese national team, Li Tie, to 20 years in prison after he was found guilty of corruption and bribery related to his coaching position. This is...

The list of 10 players that Amorim is planning to sign for Manchester United.

0
Ruben Amorim, the new manager of Manchester United, is planning a major overhaul of his team next summer, with up to 10 key players potentially leaving the club. Amorim intends to build a strong new squad to improve his team's...
Amorim

Black List: Amorim Adds Three Players to His Team’s Black List….

0
Manchester United is preparing to make significant changes to its squad during the winter transfer window. The team is ready to open the door for Christian Eriksen, Antony, and Marcus Rashford, as coach Rúben Amorim does not want the three...
Andre Onana

Man Utd in a Critical Situation, André Onana Leaving and His Replacement Announced

0
André Onana's future at Manchester United appears uncertain, as recent rumors about his potential departure from the team next summer have led the English club to seek his replacement. Mike Maignan, the goalkeeper for AC Milan, has emerged as one...