Manchester United considering other options, as they cannot afford to lose on this talented...
The prospect of a transfer never seems brighter for Manchester United on the second day of the new season as Viktor Gyökeres's replacement is announced instead.
The English club is considering other options, as they cannot afford to lose on...
Liverpool player turns down new contract, What is behind to deny new contract?
A player from Liverpool has turned down a new contract, a major setback for Arne Slot. The player may leave the club.
One Liverpool player will depart despite his best season thus far.
This has been a very good season for...
“If Chelsea Want, There Will Be Wins in the Premier League” – What a...
What Chelsea Must Do to Win the Premier League-Mikel.
John Mikel Obi, a former Chelsea player, voiced yet again the importance of Chelsea strengthening their attacking line by recruiting a top striker.
While Enzo Maresca's team has started off well this...
Rio Ferdinand Criticizes Manchester United Striker, Who is that Player?
Rio Ferdinand is getting furious at Manchester United striker Joshua Zirkzee for giving a pass to Harry Maguire in the dying embers of the thrilling 2-2 Premier League draw between the rivals on Sunday at Anfield.
According to Ferdinand, that...
Tababaraha Liverpool Ayaa Markii Ugu Horeysay Fashiliyay Sir Weyn oo Ku Saabsan Alexander Arnold
Tababaraha Liverpool, Arne Slot, ayaa ka jawaabay wararka la xiriirinaya in daafaca midig ee kooxda, Trent Alexander-Arnold, uu ku biiri karo Real Madrid bisha Janaayo.
Markii la weydiiyay su’aashan, Slot ayaa si cad u sheegay in Alexander-Arnold uu si buuxda...
Amorim Oo Lagu Eedeeyay Fal Ciyaal Suuqnimo Ah, Bahdil iyo Aflagaado..
Xiddigii hore ee Premier League, Nigel Reo-Coker, ayaa rumeysan in weeraryahanka Manchester United, Joshua Zirkzee, uu “lumiyay dhammaan ixtiraamkii” uu u hayay tababaraha kooxda, Ruben Amorim.
Zirkzee ayaa garoonka laga saaray kaliya 33 daqiiqo oo ciyaarta ah intii lagu jiray...
Waxaa La Ogaaday Sababta Ugu Weyn Jurrien Timber Uu Ku Seegi Doono Kulanka Brighton
Kooxda Arsenal ayaa wajahaysa caqabado cusub ka hor kulanka ay la ciyaarayaan Brighton, iyadoo Jurrien Timber uu ka maqnaan doono ciyaarta sababo la xiriira ganaax.
Timber ayaa qaatay kaadh jaalle ah intii lagu jiray guushii Arsenal ee Brentford, taas oo...
Xusuus Cajiib ah Oo Ku Saabsan Cristiano Ronaldo Iyo Cidii Ka Oohisay Wakhtigan Cajiibka...
Ferguson ayaa oggolaaday in Manchester United ay la soo wareegto Ronaldo sanadkii 2003, waxaana xiddiga reer Portugal uu lix xilli ciyaareed oo guul ah ku qaatay garoonka Old Trafford.
Intii lagu guda jiray waayihiisii ugu horreeyey ee United, Ronaldo waxa...
WAA KAAF IYO KALA DHEERI Maguire oo is barbardhigay Amorim iyo Ten Hag, Yaa...
Daafaca Manchester United, Harry Maguire ayaa is barbar dhig ku sameeyay tababaraha haatan ee Ruben Amorim iyo tababarihii hore ee kooxda Erik ten Hag.
Amorim ayaa si rasmi ah u bedelay Ten Hag bishii November ka dib markii tababaraha reer...
Ma Dhab baa in tababaraha Manchester United Amorim laga ceyrin doono shaqada wakhtiga….
Ruben Amorim ayaa laga yaabaa in la ceyriyo bisha January ka dib seddex bilood oo kaliya oo uu ku sugnaa Manchester United hadii laga badiyo afarta kulan ee soo socota.
Tani waa Saadaasha xiddigii hore ee kooxda Man United Ben...
Mohamed Salah Rikoor Noocee Ah Ayuu Jebin Doonaa Caawa Haduu uu Soo Taabto Shabaqa...
Xiddiga Liverpool, Mohamed Salah, ayaa isha ku haya inuu sii wado qaab ciyaareedkiisa heerka sare kulanka ay kooxdiisu wajaheyso West Ham Axadda. Kulankan ayaa ka dhacaya London Stadium.
Salah ayaa qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay xilli ciyaareedkan, isagoo kooxdiisa...
Guardiola Sheegay inuu qaadi karo Premier League, Waxaan Sameyn doonaa qaabkan si aan u...
Tababaraha Manchester City, Pep Guardiola, ayaa ballan qaaday inuusan marnaba ka quusan doonin siduu xaalad wanaagsan ugu soo celin lahaa kooxda.
Tababaraha reer Spain ayaa ka hadlayay ka hor kulanka Premier League ee ay kooxdiisu booqanayso Leicester City, isagoo muujiyay sida ay...