“Waa Gacan-ku-dhiigle dhoola-caddeeya” Rashford Asaga Ayaa Nacsiiyay Kooxda Manchester United…
Marcus Rashford Oo Aan Lagu Qasbin Inuu Ka Tago Manchester United, Sida Uu Sheegay Andy Mitten.
Marcus Rashford, xiddiga weerarka Manchester United, ayaa la sheegay in uusan ku wajahneyn inuu kooxda kaga tago sababo la xiriira dhimista mushahaarka, sida uu...
Real Madrid oo isku diyaarisay saxiixa mid kamid ah xidigaha qadka dhexe ugu muhiimsan...
Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara kooxda Liverpool iyo xulka qaranka Argentine ee Alexis Mac Allister ayaa soo jiitay indhaha kooxda Real Madrid kadib markii uu soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah.
Laacibka, oo ka mid ah shaqsiyaadka waa weyn ee...
HALIS CUSUB: Tababaraha Man City oo Dajiyay Qorshe Arsenal uu Kaga Reebayo Tartanka Premier...
Manchester City ayaa diyaar u ah inay bixiso 50 milyan ginni oo lagu burburin karo saxiixa riyada Arsenal Martin Zubimendi, sida ay wararku sheegayaan.
Gunners ayaa muddo dheer lala xiriirinayay 25 jirka khadka dhexe, kaasoo u ciyaara kooxda Real Sociedad...
Saadaashii Cristiano Ronaldo Sagaal Sano kahor Oo Hada Soo Baxday, Waa Kuma Ciyaaryahankan?
Cristiano Ronaldo ayaa u tilmaamay Martin Odegaard inuu noqon doono ciyaaryahan heer caalami ah saadaashaas uu u rumowday tan iyo markii uu ku biiray Arsenal.
26-jirka reer Norway wuxuu kasoo qalin jabiyay nidaamka dhalinyarada ee Stromsgodset 2013, ka hor inta...
Xidigii Hore Man United Gary Neville Oo Magacaabay Xiddiga Ugu Halista Badan Arsenal
Gary Neville Oo Magacaabay Xiddiga ugu Halista badan Iyo Ciyaaryahanka Ugu Fiican Arsenal.
Halyeeyga Manchester United, Gary Neville, ayaa sheegay in weeraryahanka reer Brazil ee Gabriel Martinelli uu yahay ciyaaryahanka ugu halista badan ee kooxda Arsenal Xilli ciyaareedkaan.
Tani waxay timid...
NAXDIN Cole Palmer Oo Kaftanka Ka Xiray Taageerayaasha Chelsea Kadib War Naxdin Leh Oo...
Xiddiga Chelsea, Cole Palmer, ayaa si cad u sheegay in kooxdiisu aysan hadda isku arkin kuwo u tartamaya hanashada horyaalka Premier League. Waxa uu sidaas ku sheegay waraysi uu siiyey warbaahinta, isagoo hoosta ka xarriiqay in xilli-ciyaareedkan uu yahay kii...
Guardiola Oo Afka Furtay Cid Ceyn Kartaa Ma Jirto Waa Sababta aan Horyaalka Ugu……
Tababaraha Manchester City, Pep Guardiola, ayaa taageero buuxda u muujiyay weeraryahankiisa Erling Haaland, isagoo ka jawaabayay dhaleeceynta dhowaanahan loo jeediyay ciyaaryahanka reer Norway. Guardiola ayaa si cad u sheegay in Haaland uu yahay xubin muhiim ah oo aan laga...
HALISTA HEERKA LABAAD Ruben Amorim oo Hogaaminaya Manchester- tii ugu Xumeyd Taariikhda…
Manchester United ayaa mar kale guuldaro la kulantay iyada oo Wolves wajahday kulanka Boxing Day Premier League katirsan.
Red Devils ayaa ku dhibtooday inay dib u soo nooleyso rajada tababaraha cusub ee Ruben Amorim, iyadoo kooxdu ay haatan hal guul...
Marcus Rashford weli waxaa ku socdo weeraro kaga imaanayo halyeeyadii hore ee Manchester United…
Halyeeyga Manchester United, Jaap Stam, ayaa si kulul u weeraray Marcus Rashford oo sheegay inuu diyaar u yahay inuu ka tago Old Trafford.
Daaficii hore ee Red Devils ayaa sheegay in weeraryahanka uu qaadayo wado sahlan isagoo isku dayaya inuu...
Guardiola oo amray ciyaartooydiisa arrin waalli ah kadib natiijooyinkii xumaa ee kulamadii ugu danbeeyay
Guardiola oo ku amray ciyaartoyda Man City inay habeenka Kirismaska ku seexdaan xarunta tababarka
Tababaraha Manchester City, Pep Guardiola, ayaa ku amray ciyaartoydiisa inay habeenka Kirismaska ku qaataan xarunta tababarka Etihad Campus, isagoo doonaya inuu wax ka qabto hoos u...
Ruben Amorim oo sharaxay sababta ka dambeysa isbeddelladiisa joogtada ah ee safka Manchester United.
Ruben Amorim ayaa ilaa iyo haatan isticmaalay 24 ciyaartoy oo kala duwan sagaal kulan oo uu macallin u yahay Manchester United, iyadoo isbeddelladiisa joogtada ah ay keeneen dhaleeceyn maadaama Red Devils ay soo bandhigeen natiijooyin liita.
Amorim, oo 39 jir...
Khabiirka Bbc Mark Lawrenson oo Saadaaliyay Kulamada Premier League Ee Boxing Day-ga
Halyeeyga Liverpool, Mark Lawrenson, ayaa saadaaliyay natiijooyinka kulamada Premier League ee la ciyaarayo Boxing Day iyo Jimcaha.
Kulamada Boxing Day waxaa ka mid ah Manchester City oo Etihad Stadium ku soo dhoweynaysa Everton, Chelsea oo Stamford Bridge ku wajahaysa Fulham,...