LA SOCO:- 10 Xiddig Oo Ka Tagi Doona Kooxdooda Premier League Suuqa January.
Xilli ay qaar ka mid ah kooxaha premier League ay suuqa January u gali doonaan in ay xoojiyaan kooxda waxa jiri doona xiddigo raadin doona is badal dhinacooda.
Iyada oo kaliya 6 dhibcood u dhexaysa kaalinta 5-aad iyo 13-aad suuqa...
Arsenal Oo Heshiiskiisa Dhameysay Ciyaaryahan Lala Xiriirinayay Kooxo Waa Weyn, Waa Kuma Ciyaarayahankaas?
Weeraryahanka Paris Saint-Germain Randal Kolo Muani ayaa kusii dhawaanaya u dhaqaaqista Arsenal inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga ee Janaayo, sida laga soo xigtay Evening Standard.
Laacibka heerka caalami ee dalka France ayaa boos ka waayay kooxda Ligue 1...
Waa Kuma Xidiga uu Ugu Neceb Yahay Arteta Dhamaan Ciyaarayahanada Arsena, Shaaca ayaa Laga...
“Waxaan u ciyaaray Arsenal – waa cadahay in Mikel Arteta uusan kalsooni ku qabin hal ciyaaryahan,” ayuu yiri Jermaine Pennant, oo hore ugu ciyaaray kooxda Gunners.
Pennant ayaa rumeysan in tababaraha Arsenal, Mikel Arteta, uusan kalsooni ku qabin Raheem Sterling,...
Marcus Rashford Oo La Fashiliyay Cida Kula Talisay Inuu Man United Ka Tago, Iyo...
Ruben Amorim ayaa si cad u sheegay cidda uu ku eedeynayo fadeexadda Marcus Rashford ee ku saabsan suuqa kala iibsiga Manchester United.
Xaaladda Marcus Rashford ee Manchester United ayaa ah mid adag, iyadoo weeraryahanku uu shaaca ka qaaday inuu diyaar...
Khabiirka Suuqa Kala iibsiga Romano oo Shaaca Ka Qaaday Halka Saxiix ee Chelsea Ku...
Waxaa jiray hadallo badan oo maalmihii la soo dhaafay ku saabsanaa xiisaha Chelsea ay u qabto in ay wax ka beddesho Janaayo, afka hore ee kooxda.
Ciyaartii shalay ee Everton waxaa la arkay kooxda Enzo Maresca oo ku dhibtooneysa goolka...
Heerka Nadaafad Xumo Ee Garoonka Old Trafford Jiirka iyo Wasaqda kale oo Loo Taag...
Manchester United ayaa waxay la tacaaleysaa jiir ama dooli si xad dhaaf ah u jooga Old Trafford.
Hoos u dhac dhanka nadaafada ah ayaa ka jira garoonka Manchetser United sida warbixino kala.duwan lagu baahiyay.
Mail Sport waxa ay fahansan tahay in...
Guuldarradii United Ee Bournemouth oo Hal Ciyaariyahan Eeda Dusha Loo Saaray, “Wuxuu Sameeyay Waa...
Michael Owen wuxuu weeraray ciyaaryahan “doqon” ah oo ka tirsan Manchester United kadib guuldaradii 3-0 ee naxdinta lahayd ee ka soo gaartay Bournemouth.
Michael Owen ayaa sheegay in Manchester United aysan ahayn koox wanaagsan kadib markii ay guuldarro 3-0 ah...
Gary Neville oo Sheegay Kooxda Keliya Ee Liverpool Ka Hor Istaagi Karto hanashada Premier...
Gary Neville ayaa sheegay in Liverpool hadda yihiin ‘kuwa ugu cadcad’ inay ku guuleystaan horyaalka Premier League, isagoo Arsenal u arkaya kooxda ugu weyn ee kula tartami doonta.
Liverpool ayaa afar dhibcood oo nadiif ah hoggaanka ku heysa horyaalka Premier League...
DHACDO KALE OO CUSUB Arteta oo Dhibaato Weyn Wajahay Intii Ay Soctay Ciyaartii Arsenal...
Arsenal waxaa soo wajahay walaac kale oo cusub, iyadoo Bukayo Saka uu soo gaaray dhaawac kulankii ay la ciyaareen Crystal Palace.
Laacibka garabka ka ciyaara ayaa si qurux badan ku bilowday kulanka, isagoo abuuray dhowr fursad oo karoosyo ah, laakiin...
Qabiirka Paul Merson Oo Saadaaliyay Kooxda Ugu Cad-Cad Ku Guulaysiga Premier League.
Paul Merson ayaa shaaca ka qaaday kooxda uu jecelyahay in ay ku guulaysato premier League xilli kooxaha Chelsea iyo Arsenal ay baacsanayaan hogaamiyayaasha Liverpool.
Kadib bixitaankii Klopp dad badan ayaa filayay in ay Liverpool dhibaatooto xilli ciyaareedkan laakiin Slot ayaa...
Pep Guardiola oo Wajahayo Xaalad Xun, Xilli in La Ceyriyo Ku Dhawdaya, Maxaa Laga...
Dhibaatada Manchester City ayaa sii xoogeysatay markii ay guuldarro kale oo dhaawac ah kala kulantay Aston Villa.
Goolasha Jhon Duran iyo Morgan Rogers ayaa meesha ka saaray jawaab soo daahday oo uu bixiyay Phil Foden oo dhaliyay goolka calanka.
Kooxda difaacaneysa...
Marcus Rashford Oo Daaha Laga Qaaday Inuu Ku Biiriyo Mid Kamid ah Kooxaha Sacuudiga..
Marcus Rashford oo heli kara fursad uu uga tago Man United kadib dalabyo ka yimid kooxaha Sacuudiga.
Marcus Rashford ayaa lagu wadaa inuu ka tago Manchester United mustaqbalka dhow, kaddib markii uu qirtay inuu diyaar u yahay caqabad cusub, iyadoo...