Sunday, February 23, 2025

Luiz Enrique: PSG is not afraid of entering the death group, other teams are...

0
On September 2, Paris Saint-Germain coach Enrique attended the pre-match press conference against Lyon in the fourth round of Ligue 1. He talked about new aid this summer, the Champions League draw to the death group, preparations for the...
Taageerayaal Loo Xiray Fal Xun Ay Ka Geysteen Garoonka Anfield

Taageero Manchester City ah oo loo xiray aflagaadooyin aay u geysteen xidigaha Liverpool

0
Wiil 19 jir ah taageero u ah Manchester City ayaa xabsi loogu taxaabay hees aflagaado ah uu ka qaaday ciyaar dhex mareysay Liverpool iyo Man city garoonka Anfield, waxaa kaloo lagu raad joogaa 8 nin oo kale oo ayagana...
Ruben Amorim

Ruben Amorim Muxuusan Jecleyn uu Taageeraha Man utd Ka codsaday iney ka daayaan?!

0
Tababaraha cusub ee Manchester united ayaa durbo ka helay jaceyl iyo soo dhaweyn taageerayaasha Manchester united balse Ruben Amorim ayaa sheegay inuusan marnaba jecleysan heeska aay u qaadaan taageerayaasha Manchester united. Ruben Amorim ayaa guulo kula bilowday waayihiisa naadiga Manchester...

Courtois oo Sheegay Halka Xiddig Liverpool ee Caawa Shabaqiisa Gaari Kara, Waa kuma?

0
Goolhayaha Real Madrid, Thibaut Courtois, ayaa amaanay weeraryahanka Liverpool, Mohamed Salah, ka hor kulanka UEFA Champions League ee goordhaw la ciyaari doonaan kooxda Reds. Courtois, oo hore u matalayay Chelsea iyo Atletico Madrid, ayaa ka jawaabay su'aal ku saabsan xiddiga...

Arne Slot waa inuu ka jawaabaa hal arrin oo dhibaato u horseedi karta Liverpool,...

0
Liverpool ayaa u safartay kooxda dhibaatada ku jirta ee Southampton kulan ka tirsan Super Sunday ee Premier League. Reds ma helin guul sahlan, iyadoo ciyaarta ay ku dhamaatay 5 gool oo la iska dhaliyay, taasoo ka dhigtay inay sii haystaan...

Dhibaatada Haaysato Man City Kadib Guuldaradii Caawa Kala Kulmeen Totenham

0
Manchester City ayaa laga dhaliyay 16 gool shantii kulan ee ugu dambeysay tartamada oo dhan, taasoo muujinaysa dhibaatooyinka difaaca iyo khadka dhexe ee kooxda Guardiola. Tottenham, oo marti ku ahayd Etihad Stadium, ayaa laba gool dhalisay 20kii daqiiqo ee ugu...

Two questions to answer after Man City massacre and Guardiola remains astonished

0
Manchester City have conceded 16 goals in their last five official matches, and Guardiola's team is struggling defensively and with key players. Tottenham visited the Etihad Stadium and scored two goals in the first 20 minutes, with James Maddison scoring...

ALLA MAXAY SAMEYSAY UTD Amorim oo Garaacay Man City Kulan Comeback Cajiib AhbAy Sameysay...

0
Manchester City ayaa kusoo dhaweysay Manchester United garoonka Etihad kulan katirsan todobaadka 16aad ee Premier League. Manchester City oo dhibane u aheyd guuldarrooyin xiriir ah 10kii kulan ee ugu dambeysay, waxay hogaanka u qabteen kulanka Derby-ga ah qeybta hore ee...
Ruben Amorim

Ruben Amorim oo Gacanta Ku Dhigay Daafac Adag oo Ka Ciyaara Premier League

0
Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay dib u soo celisay xiisihii ay u qabeen daafaca Crystal Palace ee Marc Guehi ka hor inta uusan furmin suuqa kala iibsiga ee Janaayo Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka England ayaa lala xiriirinayay...

Faah-Faahinta Heshiiska Salah U Saxiixayo Liverpool Oo La Ogaaday.

0
Kooxda Liverpool ayaa ku sii dhawaanaysa in ay heshiis cusub ka saxiixato xiddiga ugu Muhiimsan kooxda ee Salah. Salah ayaa ku jira bilihii ugu dambeeyay ee heshiiskiisa kooxda Liverpool walina heshiis cusub uma saxiixin kooxda. Xiddiga ayaa dhawr mar sheegay in...

CHAMPIONS!! Atalanta Oo Ku Guuleysatay Europa League & Rikoodhkii Leverkusen Oo Oohin Kusoo Dhamaaday

0
Kooxda kubadda cagta Atalanta ayaa ku guuleysatay koobka Europa League oo ay ku garaacday Bayer Leverkusen oo laga jabiyey rikoodhkii guul-darro la’aanta ahaa ee ay xilli-ciyaareedkan oo dhan kusoo jirtay. Weeraryahanka reer Nigeria ee Lookmann ayaa dhaliyey saddex gool oo...

Warbixin: Real Madrid Iyo Abbott oo Ku Heshiiyay Iney Kawada Shaqeynayaan Caafimaadka Iyo Nafaqeynta...

0
Wadashaqeyntu waxay ka koobnaan doontaa waxbarashada, ciyaaraha iyo hawlaha daryeelka bulshada ee lagu taageerayo carruurta halista ku jirta ee dalalka 80, iyo sidoo kale taageerada nafaqeynta ee kooxihii ugu horreeyay ee ragga iyo dumarka iyo Akadeemiyada iyo hal-abuurka cusub...